Sirooko

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Dabayl koonfareedda ka dhacda woqooyiga Afrika, Sisily (Sicilia), iyo koofurta talyaaniga, oo ka soo kacda saxaaruhu, waa kulushahay, qallalantahay, marmarka qaarkoodna waa bus miidhan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sirooko


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg