Sisib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

Meel siman oo lagu simbiriirixan karo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sisib

habdhiska dareen-iswada | karab | muruq sisiban | salax | sisibasho | sisibo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg