Sitaac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Suun dun la qurxiyey oo bul leh ka samaysan oo fardaha qoorta loo geliyo.
Sitaac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)ld sitaaci.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sitaac ↴
sintaacsasho | sintaacso | sitaaci | sitaacid | sitaacin | sitaacsasho | sitaacso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg