siti
(m.dh)

Magac loo yaqaan Faadumo Rasuul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh siti

kahsitire [m.l] (-ayaal, ml./m.dh)
(daaw.) Dawo joojisa falka “istamiinka” ayadoo dabooleysa meelaha ay qabsato.

wiig [m.l] (-gag, m.l)
Muddo toddoba beri ah oo isku xigta; toddobaad; usbuuc; sitimaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg