Sixirfuryo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Waxyaabaha lagu daaweeyo sixirka. 2. Siyaalaha sixir loo daaweeyo. ld sixirfur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sixirfuryo

sixirfur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg