Siyaasad dhaqaale
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Barashada habka ama qaabka ay dawlad ku wadda ama ku dhista dhaqaalaha unmadda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siyaasad dhaqaale ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg