Socdaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Safar meel fog lagu aado. 2. S. ah: qof safar ah. ld sadcaal¹, sodcaal¹.

Socdaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal², sodcaal².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga socdaal

aad | ambabbax | ambabbax | ambabbixi | carraggoo | dalmarid | hawkar | jiscin | jiscin | kalkaggeeddi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg