Socod iskudubbaridan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Socod kaleedka saxar ama walhasho leh muuqaal-ka hireed ee qaabka garaafka sayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga socod iskudubbaridan ↴
socod iskudubbaridan oo fudud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg