Soddomaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Taariikhda u dhexeysa bilawga soddonka iyo afartanka. ld soddo-naad¹.

Soddomaad

Qaabnaxa: m.l/dh.t.j Isrogrogga:

Tirada jagaalada ah kan soddonka u dhigma. ld soddonaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soddomaad

dhalmaddeyn | soddonaad | soddonaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg