Sogordah

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Maldahidda hadal iwm la maldaho. ld sogordahid.

Sogordah

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)

Hadal iwm maldahid; wax sarbeebid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sogordah

sogordahan | sogordahid | sogordahnaan | sogordahnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg