solo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-oshay, -olatay)

Hilib iyadoo aan biyo iyo weel la isticmaalin dab ku bislaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh solo

busteeki [m.l] (-yo, m.dh)
Hilib jiir ah, xalxalleefsan oo la shiilo ama la solo. ld buskeeti.

solasho [m.f.dh]
eeg solo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg