Sonkor-caanood
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(baay.) Sonkor ka kooban hal molikiyuul oo gulukows ah oo ku xidhan hal molikiyuul oo galaktows ah. S. c.da waxa soo saara ganjidho caanoodda waxaana laga helaa caanaha oo keliya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sonkor-caanood ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg