Sooh-barar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Badashada cabbirka sooh ama xubin oo ay keentay ballaara-shada unugyada, oo aanan ka iman bada-shada unugyada sida burada iwm. Muru-qyadu way weynaadaan haddii shaqo ba-dan lagu qabto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sooh-barar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg