Soohdin-diiran

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dimo ..., m.l)

(c.cimi.) Xariiqda xadka ee dhulka oogadiisa oo u dhaxaysa cuf horumaraya oo hawo diiran ah iyo hawada qabow ee ay ka kacayso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soohdin-diiran


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg