Soomaggale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan tahay leh, kana mid ah dhirta wax lagu daaweeyo. ld soome, soone.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soomaggale

soome | wancad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg