soomi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley cunta u diidid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh soomi ↴
dahsoomid [m.f.dh]
eeg dahsoon¹.
doorsamid [m.f.dh]
eeg doorsan¹. ld door- soomid, doorsoon¹.
doorsoomid [m.dh]
eeg doorsoon². ld doorsoon¹; doorsamid.
qabsoomid [m.f.dh]
eeg qabsoon.
qarsoomid [m.f.dh]
eeg qarsoon¹.
soomid [m.f.dh]
eeg soon².
soomiir [m.dh]
ld suummiir.
soomin [m.f.dh]
eeg soomi.
suummiir [m.dh]
Nooc libaaxbadeedka ka mid ah oo aad u weyn. ld soomiir.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg