Soongur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nafley yar oo dabada dhogor badan ku leh oo dabagaallaha u eg. ld saangur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soongur

saangur | tukulush |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg