Sooryo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Cunto la siiyo dad marti ah. 2. Hanti la siiyo gabar la soo doontay tolkeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sooryo ↴
martiqaad | sifaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg