Soosaarid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda. 2. (kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soosaarid

waxsoosaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg