Sootoli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Maxaar dheer oo lagu tolo jawaanada, qobtollada iwm. 2. Xarig dufta jawaanka ka samaysan oo loo isticmaalo tolidda jawaanada, qobtol-lada iwm. ld shootoli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sootoli ↴
shootoli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg