Subagmadoobe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)1. Wan weyn oo shan sano iyo ka badan gaaray. 2. Subagga laga shiilo wan weyn oo aan fariisan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga subagmadoobe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg