Sufriye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Weel macdan ka samaysan, af ballaaran leh oo cuntada lagu karsado; digsi. ld surfiyo, sufriyad, sufriye, sufriyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sufriye ↴
sufriyad | surfiyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg