Suge
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Fansaar laga soo diray taxane labajibbaarane ah iyada oo la isku dhufto la isuna geeyo dhammaan kutirsaneyaasha si loo helo hal tiro oo keliya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suge ↴
saamisuge | filanwaa | garsuge | heer-suge | isugee | isugeeye | isugeyn | isugeyn | isugeysad | isugeysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg