Sujuud
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.
Sujuud
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Iyadoo Ilaah la caabudayo wejiga dhulka saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sujuud ↴
rakcad | sujuudid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg