Sukulo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ushay, -ulatay)

1. Wax sukuliye ku tumasho. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar u tumasho. 3. Digir duban qob ka qaadasho. ld shukulo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sukulo

shukulo | sukulasho | sukuliye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg