Suldaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Nin dhaxaltooyo ahaan dawlad ama qolo madax ugu ah, oo aan la dooran; boqor.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suldaan

ammiir | suldaannimo | suldanad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg