Sumee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

1. Nafley sun siin. 2. Wax sun ku darid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sumee

sumayn | sumaysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg