Surmo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Qaab awrta qooqani u dagallamaan oo ah luqun isku marid iyo qaniinyo; daro. 2. (-ooyin, ml.) Dhiil yar oo caanaha lagu shubto. 3. ld surin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga surmo

surin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg