Ta'wiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.

Ta'wiil

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ta'wiil

ta'wiil | ta'wiil | ta'wiilasho | ta'wiilid | ta'wiilo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg