Taabac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld taabicid. taabicid
Taabac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -bici)1. Cid raacid. 2. Socod dheereyn ku jirto socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taabac ↴
taabacsan | taabacsanaan | taabacsanaansho | taabicid | dhiigtaabac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg