Taabsii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Gacan aayar wax u saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taabsii

taabsiin | taabsiis | xajiimee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg