Tabarruc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo.

Tabarruc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Ku t: cid wax ku deeqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabarruc

tabarrucid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg