Tafaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Wadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tafaal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg