Tafantoof
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Socod dhib iyo luggooyo leh. 2. Dhibaato badan lala kulmo.
Tafantoof
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Socod dhib iyo luggooyo leh socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tafantoof ↴
tafantoofid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg