Tafiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Ilmaha ay dhalaan waalidku.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tafiir

tafiiran | tafiirgo' | tafiirgo'id | tafiirgoo | tafiirgoyn | badhax | nasab | tafiirmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg