Tafwareemo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-eentay, -eematay)

1. Xoolo la soo dhacay bar goosasho. 2. Col dhinac ka weerarid. ld tafwareen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tafwareemo

tafwareemasho | tafwareen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg