tagso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Gabar guur dartiis ula bixid. 2. Ku t.: wax lunsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tagso

tagsasho [m.f.dh]
eeg tagso. ld tagsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg