Talis-rageed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo ..., m.dh)

(bul.) Habka ay raggu leeyihiin awoodda sare, ama ay muhim u yihiin mujtamaca dhexdiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga talis-rageed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg