Taqtaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo. 2. T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
Taqtaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Soor karaysa badbadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taqtaq ↴
taqtaqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg