Taraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. ld taraarid.
Taraar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taraar ↴
wabaxtaraar | madaxshub | mataraariye | sheex | sibiibixi | taraarax | taraarax | taraaraxid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg