Tarjun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)1. Qoraal af kale ku beddelid. 2. Ka t.: cid wax ay sheegto cid kale u fasirid. ld tarjin, turjun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarjun ↴
tarjin | tarjumid | turjun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg