Tarrar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

Dillaac, jeex. ld qarrar¹.

Tarrar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax adag dillaac yeelasho. ld qarrar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarrar

qarrar | qarrar | qarrari | qarrarid | qarrarin | tarrari | tarrarid | tarrarin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg