Tarshad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Markab bad dhex maraya biyaha kor uga duula; darbad. ld darshad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tarshad

darshad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg