Taxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)

1. Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho. 2. Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan¹.

Taxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)

1. Wax iniino ah oo dhexda ka daloola, wax dun la iskula xiriiriyey ahaansho. 2. Tiro wax sidey isugu xigeen isu daba yaal ahaansho. ld tixan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taxan

waa | taban | urur | waagii baahiyosooik | waagii macdanka | waagii mesosooik | abwaan | alkahool | ambiyeer-beege | annilliida |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg