taxow
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xaabay, -xaabtay; xaabi)1. Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo. 2. Qof xoog ku wadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taxow ↴
taxaabid [m.f.dh]
eeg taxow. ld taxaabo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg