Tebbed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Qori hoos irridda looga xiro; qataar.
Tebbed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Weel saan xoolaad ka samaysan oo subagga iyo muqmadda lagu shubto oo leh af dhuuban iyo aabur.
Tebbed
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Irrid iwm tebbed (qataar) ku xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tebbed ↴
tebbedid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg