Tiif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)

Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.

Tiif

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax sarsarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiif

bastooreyn | dawaxaar | katiifad | tiifid | tiifowga maqaarka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg