Tiifowga maqaarka
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Mid kasta oo ka tirsan koox infekshin ah oo uu keeno “Rickettsiae”. Astaamo: madax xanuun daran, finan jirko dhan ku faafsan, qandho badan oo muddo dheer socota iyo isku-daran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiifowga maqaarka ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg