Tinnaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Weel qaab aashuun leh oo dhoobo ka samaysan muufadana lagu dubo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tinnaar ↴
furun | xaniid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg