Tintaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

(c.nafl.) Nooca ugu dhuudhuuban dhuumaha dhiigga ee habdhiska wareegga dhiigga ee lafdhabar-leyda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tintaf

tintaafyo | tintafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg